Dagaal culus oo caawa dhax maray Ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu Sunna

Dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa caawa saqdii dhaxe duleedka magaalada Dhuusomareeb ku dhax maray ciidamada dowladda ay wehliyaan kuwa Galmudug iyo kooxda Ahlu Sunna. Sida aan wararka ku helmay dagaalkan culus ayaa qarxay kaddib markii maleeshiyaad katirsan Ahlu Sunna jidka u galeen ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo ka … Continue reading Dagaal culus oo caawa dhax maray Ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu Sunna